4 entries

Articles Published on June 6, 2015

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Murti iyo maaweelo  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso

Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in la fuliyo balan-qaadyadii loogu tala galay Hiigsiga 2016

Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay ka go’an tahay inay dalka gaarsiiso sanadka 2016 doorasho, iyadoo cadeysay inay wado qorshayaashii lagu gaari lahaa Hiigsiga sanadka 2016.

Wafdiga ka socda dowladda Soomaaliya oo Jigjiga u jooga xalinta dagaaladii ka dhacay xuduuda

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo shalay gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa kulamo la leh Mas’uuliyiina Ismaamulkaas, iyagoo kala hadlaya sidii loo xalin lahaa dagaaladii maalmahan ka socday deegaanada dhaca xuduuda.

Maxaa kala heysta caawa kooxaha Barcelona iyo Juventus ee Finalka Champions League (Daawo Sawiradda)

Kooxaha Barcelona iyo Juventus ayaa caawa isku arkaya ciyaarta kama dambeysta ee Koobka Horyaalada Qaaradda Yurub ee Uefa Champions League Final, taasoo ka dhici doonta Garoonka Olympic Stadium ee magaalada Berlin.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS