5 entries

Articles Published on May 30, 2015

Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha cusub ee Nigeria

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyadda Nigeria Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Fedraalka Nigeria Mudane Muhammadu Buhari.

C/salaan Hadliye “Wax la aqbali karo ma ahan in Somaliland ay celiso qaxooti Soomaali oo dhulkooda ku soo noqonaya”

Wasiirka Arrimaha Dowladda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay tallaabadii Somaliland ay ugu diiday in qaxooti Soomaali ah oo ka soo cararay colaada Yemen ka soo degaan Dekeda Berbera, iyadoo dadkaas oo haween iyo caruur ahaa dib loogu celiyay doontii ay saarnaayeen.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Murti iyo maaweelo  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso

Guddigii loo saaray baaritaanka dilkii Xildhibaan Dirir oo baaritaan horu dhac soo bandhigay

Guddigii loo xil saaray baaritaanka dilkii Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir loogu geystay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay baaritaan horu dhac ah oo ku aadan qaabkii uu u dhacay dilkaas oo ay geysteen Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya.

Puntland oo cambaareysey qaabka Somaliland ula dhaqantey qaxootiga Yemen

Puntland ayaa cambaareysey go'aankii Somaliland dib uga celisey qaxootigii ka yimid dalka Yemen ee maalmo kahor soo gaarey magaalada Berbera.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS