5 entries

Articles Published on May 13, 2015

Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo dil ku fulisay labo ruux oo horay u dilay Xildhibaano

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka aroortii dil toogasho ah ku fulisay Shuceyb Ibraahim Mahdi iyo Faarax Cali Cabdi, kuwaasoo horay uga soo muuqday muuqaal ay ku qiranayaan inay ka dambeeyeen dilalka Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Saddex dhalinyaro Soomaali ku xiran Mareykanka oo la sheegay inay qirteen Taageerida Al-Shabaab

Saddex dhalinyaro Soomaali ah oo ku xiran xabsi ku yaalla magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa qirtay inay taageerayeen Al-Shabaab.

Barcelona oo u soo gudubtay Finalka Champions League, kadib markii 5-3 farqiga goolasha ku soo baxday

Kooxda Barcelona ayaa u soo baxday Finalka Champions League, kadib markii isku darka labadii kulan ee Sema Finalka ay ku soo gudubtay 5-3.

Madaxweynaha oo xariga ka jaray Xero lagu tababaro Ciidamada oo ay dhistay Imaaraadka (Sawirro)

Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah xariga uga jaray xero lagu tabarayo ciidanka xooga dalka Soomaaliya oo dawladda Imaaraadka Carabta ka dhistay degmada Hodan ee gobalka Banaadir.

Jawaari oo ugu baaqay Xukuumadda inay dib u soo celiso furaha Taleefanka Soomaaliya ee 252

Guddoomiyaha Baarlamaanka Sooamaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka hadlay kulan-howleed uu la yeeshay Wasiirka boostada iyo Isgaarsiinta ayaa Xukuumadda Soomaaliya ka dalbaday inay gacanta dowlada dib ugu soo celiyaan furaha Tafeefoonnada Soomaaliya ee 252, oo ah hanti qaranka Soomaaliyeed leeyahay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS