Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal
Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Murti iyo maaweelo oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Update Required
To play the media you will need to either update your browser to a recent version or update your Flash plugin.
Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Dagaal laga baqdin qabo in uu ka dhaco deefow xili wali dib u hishiisiintii ay ka socoto Baladweyne madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in aysku daraayo Hiiraan iyo Sh/Dhaxe iyo barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya
Comments