5 entries

Articles Published on April 27, 2015

Madaxweynaha oo soo dhoweeyay dhismaha Baarlamaanka Maamulka KMG ah ee Jubba

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka ku meel gaarka ee Jubba oo dhowaan looga dhawaaqey magaalada Kismaayo.

Dagaalyahano ka tirsan Daacish oo markii u horeysay ka soo muuqday dalka Yemen (Sawirro)

Kooxda Khilaafada Islaamka ama Daacish ayaa markii u horeysay ka soo muuqatay dalka ay dagaalada ka holcayaan ee Yemen, kadib muuqaal ay soo bandhigtay.

Kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta furmaya iyo Amniga oo la adkeeyay

Kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u furmi doona, iyadoo qeybo badan oo ka mid ah magaalada amnigeeda si aad ah loo adkeeyay, gaar ahaan wadooyinka oo ciidamo kala duwan la dhigay.

Madaxweynaha Puntland oo sheegay inuu wali socdo baaritaanka weerarkii Garowe

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inuu wali socdo baaritaanka weerarkii 20-kii bishan lagu qaaday Gaari ay la socdeen shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobey lagula eegtay nawaaxiga Xafiiska Qaramada Midoobey ee magaalada Garowe.

Dhul gariir daqiiqad ku burburiyay dhismooyin qarniyaal dhisnaa dalka Nepal (Sawiro)

Dhul-gariir xoog leh oo ku dhuftay dalka Nepal ayaa tirada dadka ku dhintey waxa ay gaareen 2,500 oo ruux iyadoo dhulgariirkan uu burburiyay dhismooyin qarniyaal dhisnaa. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS