5 entries

Articles Published on April 7, 2015

Gudoomiyeyaal degmo xilka laga qaaday iyo kuwo cusub oo la magacaabay (Akhriso wareegtada)

War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Gudoomiyeyaasha degmooyinka Hodan iyo Dharkeenley xil ka qaadis lagu sameeyay, kadib wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Odawaa.

Soomaaliya oo ogolaatay in Xulufada Sacuudiga hogaamiyo ay isticmaalaan Hawada iyo Badda

Dowladda Soomaaliya ayaa u ogolaatay Xulufada uu Sacuudiga hogaamiyo inay isticmaalaan Hawada iyo Badda, si ay uga weeraraan Jabhada Xuutiyiinta ee isku dayaya inay xoog ku qabsadaan dalka Yemen oo dhan.

Wararkii ugu dambeeyay ee colaada ka jirta dalka Yemen

Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Yemen ayaa sheegaya in 100 ruux ay ku geeriyoodeen dagaal qaraar oo ku dhex maray koonfurta dalkaas ciidamada Shiicada ah ee Xuutiyiinta iyo ciidamada taageeraya madaxweynaha dalka Yemen Al Hadi.

Qarax ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Qarax Miino loo dhigay Gaadiid uu la socday Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur.

Madaxweyne Xasan oo Midowga Afrika u sheegay in Soomaaliya ay ka go’an tahay xaqiijinta Hiigsiga 2016

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabbiley Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Maman Sidikou.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS