4 entries

Articles Published on April 4, 2015

Dowladda Somalia oo ka Hadashay Sababihii ay u Xirtay Idaacadda Shabeelle

Ciidammo ka tirsan kuwa sirdoonka dowladda Somalia ayaa albaabbada isugu dhuftay mar kale idaacadda Shabeelle oo dhawaan loo oglaaday inay dib u howlgasho, kaddib muddo toddoba bilood ah ay xirnayd.

Ciidanka Kenya oo lagu Eedeeyay Kufsi ay u Geysteen Haween Soomaaliyeed

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM ee Somalia ku eedeysay inay kufsi u geysteen haween iyo gabadho Soomaali ah, kuwaasoo dawooyin iyo cunno u raad-saday xeryaha ciidamadaasa ay ku leeyihiin Koonfurta Somalia.

Qaybo ka mid ah Waddooyinka Muhiimka ah ee Caasimadda oo Saaka la Xiray

Qaar ka mid ah waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho ayaa saaka xiran; kaddib markii waddooyinkaasa la dhigay ciidan ka tirsan kuwa dowladda Somalia.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS