4 entries

Articles Published on March 25, 2015

Wararkii ugu dambeeyay kulamada ka socda Dhuusa Mareeb oo la isku mari la’yahay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday magaalada Dhuusa Mareeb ayaa wada hadalo dheer waxaa uu tan iyo xalay la lahaa ergooyinka shirka dib u heshiisiinta, gaar ahaan odayaashii dhaqanka ee ku saxiixnaa war murtiyeedkii shirka ka soo baxay.

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ku adkeysanaya in shirka maamul u sameynta uu ka furmayo Cadaado

Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa mar kale ku celiyay in shirka maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud uu ka furmayo magaalada Cadaado, iyadoo saacadihii la soo dhaafay kulamo ay u socdeen Mas’uuliyiinta Maamulka.

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay fara gelinta dowladda Sweden ee Sacuudiga

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada dowladda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay tallaabada wasaaradda Arrimaha Dibada ee Sweden ay ku fara gelineyso arrimaha gudaha Boqortooyada Sacuudiga.

Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia oo ka kulmay Dhigiisa Imaaraadka Carabta

Wasiirka arrimaha dibadda Somalia, C/salaam Cumar Hadliye ayaa kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda ee Imaaraadka Carabta, Sheekh Abdullah bin Zayed al Nahyan, waxaana kulankaas goobjoog ka ahaa danjiraha Somalia u fadhiya Imaaraadka, C/qaadir Sheekhey Al-Hatimi.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS