4 entries

Articles Published on March 23, 2015

Barcelona oo Camp Nou ku garaacday Real Madrid, afar dhibcoodna ku qabatay hogaanka (Sawirro)

Barcelona ayaa afar dhibcood oo nadiif ah ku qabatay hogaanka horyaalka Spain, kadib markii ciyaartii sida weyn loo sugayo ee El Clasico ay guul kaga gaartay garoonkeeda Kooxda ay xafiiltamaan ee Real Madrid.

Xoogaga Xuutiyiinta oo la wareegay magaalada saddexaad ee ugu weyn dalka Yemen

Xoogaga Xuutiyiinta Shiicada ah ayaa maanta la wareegay qeybo badan oo ka mid ah magaalada saddexaad ee ugu weyn dalka Yemen ee Ticis.

Mid ka mid ah Saraakiisha Sirta Puntland oo Xalay Lagu Dhaawacay Garoowe

Sarkaal ka tirsan ciidamada sirdoonka Puntland iyo qof ka mid ah ilaaladiisa oo la socday ayaa lagu dhaawacay xalay gudaha magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.

Deegaanada ay ka kooban tahay Somaliland oo ay ka bilowdeen roobkii Guga

Magaalada Hargeysa ee xaruta Somaliland ayaa shalay illaa maanta waxaa ka da’ayay roob lagu qabowsaday, iyadoo lagu jiray baryahan xaalad abaarood iyo biyo yaraaneed.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS