3 entries

Articles Published on March 20, 2015

Halkan ka aqriso wareysi uu siiyay Ra’iisal wasaare Cumar Cabdrashiid taleefishinka Aljazeera

Ra’iisal wasaaraha dowlada Federalka Soomaaliya Cumar Cabdrshid Cali ayaa wareysi siiyay taleefishinka Aljazeera waxana uu ra’iisal wasaaruhu uu kaga jawaabay wareysiga arrimo ay ka mid yihiin: xilliga laga yaabo in AMISOM ay dalka ka baxdo,suurtogalnimada in dowlada Soomaaliya miis la fariisato ururka Al-shabaab,mowqifka dowlada ee duqeynta diyaaradaha dronka iyo su’aalo kale.

Golaha Wasiirada oo oggolaaday in la dhiso guddi ka shaqeeya isku dhafka ciidanka qaranka

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxaan shir gudoominayey ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahana Wasiirka Cadaaladda mudane Cabdullahi Axmed Jamac (Ilka jir), waxaana shirka looga hadlay Arrimaha Amniga Dalka, Isku Dhafka Ciidamada Xooga iyo Gudiga Hagida Maamulka Maaliyada,

Dhaqdhaqaaq ciidan oo ka jira deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan

Dhaqdhaqaaq ciidan ayaa ka jira deegaano kamid ah gobolka Hiiraan iyadoo laga dareemayo dhaqdhaqaqaas deegaanada bariga iyo galbeedka gobolka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS