6 entries

Articles Published on March 4, 2015

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan oo u magacaabay Madoobe Nuunow Wasiirka Xanaanada Xoolaha

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhameystiray xubnaha Wasiirada ee Maamulkiisa, kaasoo ka koobnaan doono ilaa 64 Wasiir, isagoo xusay in maamulkiisa uu la fariisanayo cid kasta oo wax ka tabaneysa.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Turkiga (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa kula kulmay magaalada Istanbul dhigiisa dalka Turkiga Efkan Ala, iyagoo ka wada hadlay arrimaha iskaashiga labada wasaaradood, tayeynta Hey’adaha iyo maamulka Wasaaradda Gudaha.

Colaadii degmada Guriceel oo maanta heshiis laga gaarayo

Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay socdaan kulamo iyo dadaalo la doonayo in lagu soo afjaro Colaadii mudooyinkan ka taagneyd Guriceel, halkaasoo dhowr jeer ay ku dagaalameen ciidamada dowladda iyo Ahlusuna.

Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay dar dar gelinta Hiigsiga cusub (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke ayaa saaka shir gudoomiyey kulan looga arinsanayey dar dargalinta barnaamijka Hiigsiga Cusub (New Deal) kaasoo soo bilowday bishii September 2013.

Cali Khaliif “Somaliland iyadaa Soomaaliya u baahan, hadii dib u dhac uu yimaado iyaga waqtiga ku soconaya”

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Dr. Cali Khaliif Galeyr ayaa ka hadlay wada hadaladii bur buray ee Istanbul ku dhex mari lahaa dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland, isagoo cadeeyay in bur burka wada hadaladan ku yimaaday aanu aheyn mid raagi doono.

Ciidanka Mareykanka oo lagu eedeeyay inay ku Dhaqamaan Midab-kala-sooc

Dil ay ciidamada amniga Mareykanka sannadkii hore u geysteen wiil madow oo lagu magacaabi jiray Michael Brown ayaa ka dhaliyay dalkaas qalalaase.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS