5 entries

Articles Published on February 26, 2015

Madaafiic ku soo dhacay agagaarka Madaxtooyada Villa Somalia

Madaafiic aan la ogeyn halka laga soo riday ayaa abaarihii 12-kii duhurnimo xilliga Muqdisho ku soo dhacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo aan la soo sheegin wax khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay madaafiicdaas.

Booliska Kenya oo sheegay in 173 ruux lagu dilay weerarada Al-Shabaab ay ka geysteen sanadkii 2014 (Warbixin)

Booliska Kenya ayaa soo bandhigay tirada dadkii ku dhintay weeraradii sanadkii hore Al-Shabaab ka geysteen dalkaas, iyadoo weerarada ka dhacaya dalkaas ay sii kordheen saddexii sano ee u dambeeyay.

Mustaf Dhuxulow oo ka hadlay xil wareejintii Wasaarada Warfaafinta

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka hadlay xil wareejintii shalay ee Wasaaradda Warfaafinta, isagoo u mahad celiyay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo ka qeyb galay xafladii xil wareejinta aheyd.

Wada hadaladii maanta u furmi lahaa Soomaaliya iyo Somaliland oo dib u dhac ku yimid

Iyadoo maanta lagu waday in magaalada Istanbul uu ka furmo wada hadaladii u dhaxeeyay Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ayaa dib loo dhigay.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Addis-Ababa kula saxiixday heshiis Bangiga Horumarinta Africa iyo IGAD(Sawiro)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Adan Ibraahim ayaa heshiis sadex geesood ah kula saxiixday magaalada Addis Ababa Bangiga Horumarinta Africa iyo Urur Goboleedka IGAD, kaas oo qayb ka ah  dadaalada lagu doonayo in lagula tacaalao abaaraha ku soo noq noqda gobolka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS