4 entries

Articles Published on February 25, 2015

Barack Obama oo Sannado badan kaddib Danjire u soo Magaacabay Somalia

Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa markii u horreysay danjire u soo magacaabay Somalia tan iyo markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Soomaaliya sannadkii 1991-kii, iyadoo tani ay tahay tallaabo xoojinaysa xiriirka Somalia iyo Mareykanka.

Kenya oo sheegtay in Darbi weyn ka dhiseyso xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in gidaar weyn oo dhirirkiisu yahay illaa 700-KM ay ka dhiseyso xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya, si loo adkeeyo ammaanka dalkaas, loona xadeeyo weerarada ka imaanaya Al-Shabaab.

Cabdi Qeybdiid “Dagaalka Guriceel waxaa dabada ka riixaya dad Siyaasiyiin ah”

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa sheegay in siyaasad ay ku lug leedahay dagaalka ka taagan degmada Guriceel, kaasoo u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo Xoogaga Ahlusuna.

Wasaaradda Amniga oo ugu baaqday Mas’uuliyiinta iyo dadka kale inay ka taxadaraan gaadiidkooda

Wasaaradda Amniga ayaa soo saartay digniin ku wajahan gaadiidka gaarka loo leeyahay ee mudooyinkan soo kordhay in lagu xiro waxyaabaha qarxa ee nooca Magnada leh, iyadoo u dambeeyay qarax shalay loogu xiray gaari uu lahaa nin Engineer ah.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS