6 entries

Articles Published on February 20, 2015

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay qaraxyadii ka dhacay Hotel Central

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo ka dhacay Hotelka Central ee degmada Xamar weyne, iyadoo tirada dadka ku dhintay ay ka badan tahay in ka badan 10-ruux.

Ilaa 8-ruux oo ku geeriyooday qaraxyo ka dhacay Hotel Central ee magaalada Muqdisho

Warar horu dhac ah ayaa ka soo baxaya qaraxyo ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Hotelka Central ee degmada Xamarweyne iyadoo qaraxyadan ay dhaceen xilli lagu jiray salaadii jimcaha.

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay qaraxyadii ka dhacay Hotel Central

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo ka dhacay Hotelka Central ee degmada Xamar weyne, iyadoo tirada dadka ku dhintay ay ka badan tahay in ka badan 10-ruux.

Madaxweynaha Jabuuti iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku soo fool leh magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa inay soo gaaraan magaalada Muqdisho ee Caasimaa Soomaaliya, iyadoo diyaar garow ku aadan soo dhoweyntooda ay ka socoto magaalada.  

Ciidamada Ciraaq iyo kuwa Kurdiyiinta oo isu diyaarinaya sidii ay dib ula wareegi lahaayeen magaalada Mosul

Ciidamada Ciraaq iyo kuwa Kurdiyiinta ayaa isu diyaarinaya sidii ay dib ula wareegi lahaayeen magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ciraaq ee Mosil, halkaasoo bishii June ee sanadkii hore ay la wareegeen ISIS.  

Wasiirka Warfaafinta “Ra’iisul Wasaare kuxigeenka waa nabad qabaa, xaaladana gacanta lagu hayaa”

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay qaraxii maanta ka dhacay masaajid ku yaal Hotelka Central ee degmada Xamar weyne, halkaasoo ay ku dukanayeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.  
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS