6 entries

Articles Published on February 19, 2015

Prof. Galeydh oo ka hadlay Dagaallo dhexmaray Maamulkiisa iyo Somaliland

Madaxweynaha Khaatumo State, Cali Khaliif Galeydh ayaa sheegay in maamulkiisu ay ka go’an tahay sidii uu ula dagaalami lahaa ciidamada Somaliland oo deegaanno ay ku muransan yihiin labada maamul ku sugan.

XASAN SHIIKH: Itoobiya iyo Soomaaliya waxaa u billowday xiriir taariikhi ah

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta kumanaan shacabka Itoobiya ah khudbad ugu jeediyay garoonka ciyaaraha ee magaalada Mekelle, halkaasoo ay ka dhacday munaasabad lagu xusayay 40-guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay ururka Tigray People’s Liberation Front (TPLF) oo qayb ka ah is-bahaysiga EPRDF ee haya talada dalka Itoobiya.  

Guddoomiyeyaasha Gobollada Awdal iyo Sanaag oo ka Bad-baaday Weerarro

Badhasaabka gobolka Awdal, Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa sheegay in baabuur ay wada saarnaayeen isaga iyo badhasaabka gobolka Sanaag Axmed Cabdi Fallaay in jid-gooyo loo gallay, haseyeeshee ka badbaadeen.  

Obama “Dagaal kulamo jirno Islaamka ee waxaan dagaal kula jirnaa kuwa si qaldan Islaamka u adeegsanaya”

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in aanay dagaal kula jirin Islaamka, balse ay waxa ay la dagaalamayaan ay tahay kuwa si qaldan islaamka adeegsanaya.  

Is bedelo laga yaabo in lagu sameeyo Taliyeyaasha Ciidamada dowladda Soomaaliya (Warbixin)

Warar xoogan oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in is bedel lagu sameyn doona Taliyeyaasha ciidamada dowladda Soomaaliya, iyadoo is bedelkan lagu saleyn doono qaabka awood qeybsiga.

Saddex Milyan Soomaali ku tiirsan lacagaha laga soo diro dibadda oo khatar soo food-saartay

Ilaa 3-milyan oo Soomaali ku tiirsan lacagaha laga soo xawilo dibadda ayaa la sheegay inay khatar ugu jiraan inay soo food-saarto gaajo, kadib warbixin ay soo saareen Hey’adaha Oxfam iyo Adeso.  
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS