5 entries

Articles Published on February 14, 2015

Madaxweynaha oo markii u horeysay ka hadlay baaritaanka Caafimaad uu u tagay dalka Jarmalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay ka hadlay baaritaanka Caafimaad uu u tagay dalka Jarmalka, isagoo sheegay in xaaladiisa caafimaad ay aad u wanaagsan tahay.

ISIS oo qabsatay magaalada Al-Baqdaadi oo ku dhow Saldhig ciidamo Mareykan ay joogaan

Xoogaga dowladda Islaamiga ee ISIS ama Daacish ayaa la wareegay magaalada muhiimka ah ee Al-Baqdaadi oo ka tirsan Gobolka Al-Anbar ee dalka Ciraaq.

Madaxweynaha Turkiga oo ku cambaareeyay Obama aamusnaantiisa dilkii saddexdii ruux ee Muslimiinta ahaa

Madaxweynaha waddanka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa ku cambaareeyey madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama aamusnaanta uu ka aamusay dilkii loo geystey saddex dhallinyaro muslimiin ah oo lagu dilay gobolka North Carolina.

Ciidamo Jabuutiyaan ah oo ku hubeysan gaadiid dagaal oo casri ah oo soo gaaray Beledweyne (Sawiro)

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa shalay iyo maanta soo gaarayay ciidamo Jabutiyan ah oo ku hubeysan gaadiid dagaal oo casri ah kuwaasoo qeyb ka ah ciidamada nabad ilaalinta AMISOM.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS