5 entries

Articles Published on February 6, 2015

Golaha Amaanka oo ka Walaacsan Siyaasada Soomaaliya

War murtiyadeed kasoo baxay gabagabada kulankii golaha amaanka ee Q,M ayaa waxaa walaac looga muujiyay wax lagu sheegay xasilooni darida siyaasadeed ee ka jirta Soomaaliya

Raisul Wasaaraha oo caawa soo dhamaystiray golaha Xukuumadda (Akhriso magacyada)

Muqdisho, Feb.5,2015….Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa saxaafadda u akhriyay digreeto kasoo baxday Ra’iisul Wasaaraha oo lagu magacaabay xubnaha cusub ee golaha Wasiirada Xukuumadda Federalka Soomaaliya.

Madaxda dowladda iyo Madaxda Gobolada oo xalay ka qeyb galay munaasabad casho sharaf (Sawirro)

Madaxda dowladda Soomaaliya iyo Madaxda Maamul goboleedyada ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad casho sharaf ah oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir, iyadoo munaasabadan hadiyado lagu gudoonsiiyay Madaxda saddexda Maamul goboleed ee Muqdisho ku sugan.

Xulka Ghana oo u soo baxay Finalka Koobka Afrika iyo Rabshado hareeyay ciyaarta (Sawirro)

Xulka Ghana ee lagu naaneyso xidigaha madow ayaa u soo baxay Finalka Koobka Qaramada Afrika, kadib markii ciyaartii Sema Finalka aheyd ay uga adkaadeen dalkii marti gelinayay Koobkan ee Equatorial Guinea 3-0. 

War-murtiyeed laga soo saaray kulankii dowlad goboleedyada Soomaaliyeed (SAWIRRO)

Jimco, Feberaayo 06, 2015 (HOL) — Kulammadii wadatashi ahaa ee Muqdisho ku dhex-maray madaxweynaha Somalia iyo madaxda maamullada Puntland, Jubbaland iyo Koofur-Galbeed ayaa laga soo saaray war-murtiyeed wadajir ah.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS