6 entries

Articles Published on February 2, 2015

C/raxmaan Ceynte oo iska casilay Hogaanka Machadka Heritage, kadib markii uu ka soo muuqday Golaha Wasiirada

Warbixin ka soo baxday Machadka daraasaadka siyaasada ee Heritage ayaa lagu sheegay in Agaasimihii machadkaas C/raxmaan Ceynte uu dhinac isaga taagay hogaanka HIPS, kadib markii uu ka soo muuqday Golihii Wasiirada ee la magacaabay 27-kii bishii hore. 

Madaxweynaha Koofurta Sudan iyo Hogaamiyaha Mucaaradka oo heshiis colaad joojin kala saxiixday

Madaxweynaha Koofurta Sudan Salva Kiir iyo Hogaamiyaha Mucaaradka Reik Machar ayaa kala saxiixday heshiis colaad joojin ah, kaasoo lagu soo afjarayo dagaalada ragaadiyay dalka yar ee ee Suudaanta Koofureed.

Xildhibaan Dhalxa “Ra’iisul Wasaaraha fara gelinta halaga daayo howshiisa ha u madax banaanaado”

Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo ka mid ah mudanayaasha Baralamaanka ayaa ku baaqay in Ra’iisul Wasaaraha laga dhaafo fara gelinta ku aadan qaab dhismeedka Xukuumadda cusub iyo habka uu doonayo inuu u soo xulo Wasiirada.

Dowladda Ingiriiska oo balan qaad u sameysay Maamulka Koofur Galbeed

Wafdi ka socda Dowladda Ingariiska oo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Kulamo la qaatay Mas’uuliyiinta Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Ivory Coast iyo Ghana oo u soo baxay Sema Final-ka Koobka Qaramada Afrika (Sawirro)

Xulalka Ivory Coast iyo Ghana ayaa xaqiijiyay u soo bixidooda Sema Finalka Koobka Qaramada Afrika, kadib markii ay ka kala badeen xulalka Algeria iyo Guniea.

Somaliland oo hubkii ka dajisay Markab dhawaan lagu qabtay dekeda Berbera

Markabkii hubka waday ee 24-kii bishii Jannaayo ee lasoo dhaafay lagu qabtay dekedda magaalada Berbera ee Somaliland ayaa la sheegay in xalay hubkii laga dajiyay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS