3 entries

Articles Published on January 31, 2015

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
halkaan ka dhageyso

Baarlamaanka oo ogolaaday codsiga Ra’iisul Wasaaraha ee 10-ka cisho uu ku soo dhameystirayo Xukuumadda

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow ogolaaday codsiga Ra’iisul Wasaaraha ee 10-ka cisho, kaasoo ahaa inuu ku soo dhameystirayo Golihiisa Wasiirada, iyadoo codsigaas uu dhaliyay buuq badan oo ay kala hor-yimaadeen Xildhibaanada Baarlamaanka.

Ururka Midowga Yurub oo ku baaqay in loo Midoobo dowlad-dhisidda Somalia

Ergayga Midowga Yurub ee Geeska Afrika, Alexander Rondos iyo danjiraha Midowga Yurub ee Somalia, Michele Cervone d’Urso ayaa walaac ka muujiyay xasilloonni-darrada siyaasadeed ee Soomaaliya ka taagan iyo waxa ka dhalan kara.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS