5 entries

Articles Published on January 29, 2015

Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Hanti dhowrka Qaranka

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Hanti dhowrka Qaranka oo ka mid ah hindise sharciyeedyada horyaala Baarlamaanka, iyadoo hidisahan uu maray saddex marxaladood ee aqrinta hindise sharciyeedyada.

Jawaari “Dastuurka dalka u yaallo ma ahan KMG, ee Ansixintiisii ayaa KMG ah”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa sheegay in dastuurka dalka u yaalla aanay aheyn KMG, isagoo xusay in dad badan ay wax isaga qaldan yihiin.

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka Midowga Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa ka degey garoonka diyaaradaha ee magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qeybgeli doono shir madaxeedka Midowga Afrika.

Ururka Xisbullah oo sheegtay mas’uuliyada weerar lagu dilay askar Israel

Ururka Xisbullah oo fadhigiisu yahay dalka Lubnaan ayaa sheegtay mas’uuliyada weerar lagu qaaday Kolonyo ciidamada Israel oo lala helay gantaalada lidka taangiyada, xilli ay marayeen agagaarka Xuduuda Lubnaan.

Maamulka Gobolka Banaadir oo Nalalka ku shaqeeya Qoraxda ka hirgeliyay Jidka Warshadaha (Sawirro)

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa markii u horeysay maanta ka hirgeliyay Wadada Warshadaha Nalalka ku shaqeeya Cad-ceeda, iyadoo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu wax ka rakibay nalalkaas.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS