4 entries

Articles Published on January 22, 2015

Sharma'arke: Xukuumad Dheelitiran ayaan Dhisay

Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa difaacay golaha wasiiradda ee uu soo magacaabay, isagoo sheegay inay tahay mid dheelitiran oo ay ku jiraan xubno kala matalaya dhinacyadii siyaasadda isku hayay.

Daawo Sawirada Dhismaha Cusub ee Garoonka Aadan Cadde oo lagu dhajiyay Sawirada Xasan Sheekh iyo Erdogan

Waxaa Maalinta berito ah la filayaa in Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho uu kasoo dago Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan , oo markii labaad safar ku imaanaya Magaalada Muqdisho.

Calamada Soomaaliya iyo Turkiga oo lagu xardhay wadooyinka Muqdisho

Iyadoo maalinta berri oo jimco ah la filayo in magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya uu booqasho ku yimaado Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa waxaa socda diyaar garow ballaaran oo lagu soo dhoweynayo wafdiga Madaxweynaha Turkiga.

Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay eedeyntii ka timid Hanti dhowrka Guud

Iyadoo Hanti dhowrka Guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimcaale uu ku eedeeyay Madaxtooyada Soomaaliya uu is hor-taag ku sameeyay shaqooyinkoodii baarista, isla markaana halis la geliyay naftiisa.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS