6 entries

Articles Published on January 5, 2015

Maxaa lagu xusuusan doonaa doorkii Mustafa Dhuxulow iyo waxqabadkiisa Bulshada ? (Warbixin iyo Sawirro)

Haddii aad dooneyso in aad dareensiiso mas’uulka xilka haaya in taariikhda ay wax xusi doonto ayaa loo soo hadal qaataa WAARI MEYSIDEE WAR HA KAA HARO

Gool uu iska dhaliyay Jordi Alba oo caqabad ku noqday guushii ay raadineysay Barcelona, una horseeday guuldaro

Kooxda Barcelona ayaa ka faa’ideysan weyday guuldaradii dhabarka loo saariyay Real Madrid, isla markaana ula wareegto hogaanka, waxaana guusha Real Sociedad u soo hoyay daafaca Barcelona Jordi Alaba oo iska dhaliyay gool daqiiqadihii hore ee qeybtii hore ciyaarta.

Valencia oo soo gaba gabeysay guulihii is daba jooga ahaa ee Real Madrid, markii ay 2-1 uga badisay (Sawirro)

Kooxda Real Madrid ee heysa hogaanka Horyaalka Spain ee La Liga ayaa guuldaro ku bilaabatay sanadkan cusub ee 2015, markii kooxda Valencia 2-1 ku garaacday.

Faahfaahn dheeraad ah oo ka soo baxaysa qarax ka dhacay Shalay magaalada Muqdisho (Sawiro)

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ismiidaamin ah oo gelinkii dambe ee Shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Garoonka caalamiga ah ee Joma Kenyatta Air Port oo saacado u xayirnaa diyaarad cilad ku timid

Garoonka diyaaradaha ee ugu mashquulka badan dalka Kenya iyo guud ahaan geeska Afrika ayaa Shalay saacado dhowr ah la xirey kadib  markii diyaarad ay soo fariisatay oo xanibtay duulimaadyada.

Xuska dhalashada Nebi Max’ed NNKH oo lagu qabtay Baladweyne (SAWIRRO)

Munaasabad ballaaran oo dhalashada Nebi Muxamed NNKH lagu maamuusayay oo ay ka qeyb-galeen culima’udiin iyo qeybaha bulshada ayaa Axaddii shalay lagu qabtay magaalada Beledweyne.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS