Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal
Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Update Required
To play the media you will need to either update your browser to a recent version or update your Flash plugin.
Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Maamulka dagmada Buula Burde oo ka hadlay Gargaar halkaasi gaaray Banaan Bax ka dhacay Dagmada Dhabad ee Galgaduud iyo warar kale Sidoo kale Barnaamijka Dhacdooyinka Yaad Dhageeysan Doontaan insha alaah
Comments