7 entries

Articles Published on December 25, 2014

QM iyo Mareykanka oo soo dhaweeyay Ansixinta Ra’iisul Wasaaraha Somalia

Warbixin kasoo baxday waaxda Arimaha Dibada Mareykanka ayey dowlada Mareykanku kusoo dhaweesay ansixintii xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ay ku meel mariyeen Ra’iisul Wasaraha cusub Cumar Cabdirashiid Cali.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Baarlamaanka uga mahadceliyey Ansixintii Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashid

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mudanyaaasha iyo Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya uga mahadceliyay ansixinta Ra’iisal Wasaare, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.

US welcomes confirmation of new Somali PM, urges state development in Somalia

The US Department of State on Wednesday welcomed the parliamentary confirmation of Somalia’s new prime minister, Omar Abdirashid Ali Sharmarke, and urged the Federal Government of Somalia to work towards developing inclusive and transparent state institutions.

M/weynaha Somalia oo ku baaqay in Masuq maasuqa la Cirib tiro

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay sidii loo Cirib tiri lahaa Musuq maasuqa ka jira Hay’adaha Dowladda Soomaaliya islamarkaana Mas’uul iyo Shacab loo baahan yahay in  meel looga soo wada jeesto.

RW Cumar C/rashiid oo Maanta Xilka kala wareegaya Ra’iisul Wasaarihii Hore

Xaflad uu xilka kula wareegayo RW-ha cusub ee Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ka socotaa qabanqaabadeeda magaalada Muqdisho, kaddib ansixintiisii shalay.

Ra'iisul Wasaare Dr. Cumar C/rashiid oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

Muqdisho, December 25, 2014------ Munaasabad ballaaran oo ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si rasmi ah xilka ula wareegay Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, waxaana munaasabadan goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinayay Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

War Deg Deg Ah Qaraxyo iyo Rasaas toos ah oo lagu Weeraray Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Goordhaw xarunta Xalane oo ah Taliska ugu weyn ee AMISOM ku leeyihiin Magaalada Muqdisho lagu qaaday Weerar qaraxyo loo adeesaday, waxaa sidoo kale la maqlayaa rasaas xoogan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS