Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada Axada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasashada Axada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada Axada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:wada hadalkii Dalka Jabuuti ugu socday Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland oo hakad ku yimid kadib markii ay isaga Baxeen Maamulka Soomaaliland Mas’uul ka tirsan Puntland oo Qarax lagu dhaawacay iyo warar kale iyo Barnaamijka Nasiina Axada ee Sagal Radio

Section  Somali
Category   Local News
Tags  AXADA BARNAAMIJKA EE IYO NASIINADA SAGAL WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS