6 entries

Articles Published on December 21, 2014

Madaxweyne Xasan Sheikh & Axmed Siilaanyo oo Kulan Fool ka Fool ah yeeshay”Sawiro”

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka Soomaliland Axmed maxamed Silaanyo ayaa Maanta isku Arkay markii labaad wadanka Jabuuti kadib safaro aan horay loo Shaacin ay ugu ambabaxeen saka dalkaasi.

Al-shabaab oo Qafaashay Gaari ay la socdeen Dad Shacab ah kadibna siidaayay Markii ay Ashahaateen

Dabley hubeysan oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay weeraray Gaari dadweyne ay la socdeen, kaasoo marayay duleedka magaalada Lamu ee Gobolka Xeebta Kenya.

Ciidamada Soomaaliland oo Dad ku qab qabtay Laascaanood

Ciidamada Maamulka Soomaaliland ee ku sugan Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa sheegaya  in Howlgallo Ciidamada Maamulka ay Magaalada ka Sameeyeen lagu soo qab ilaa 10 Ruux oo ka shaqeenayay Falal Amaan daro.

Nicholas Kay”Dastuurka Soomaaliya Afti ayaa loo qaadayaa 2015-ka”

Uqaabilsanaha Qaramada Midoobe Soomaaliya Nicholas Kay oo ka hadlaye waxqabadka  xafiiska howlgalka UNSOM ee Somalia ayaa sheegay in Qaramada Midoobe wax badan ay ka qabatay Somalia sanadkan sii dhamaanaya ee 2014.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada Axada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasashada Axada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSASO

Deg Deg:- Wadahadaladii Soomaaliya iyo Soomaaliland oo lagu kala tagay

Wararka ka imaanaya Magaalada Jabuuti ayaa sheegaya in Wadahadalkii u socday Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka  Soomaaliland lagu kala kacay islamarkaana Madaxweynaha Soomaaliland uu Shirka ka baxay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS