5 entries

Articles Published on December 20, 2014

Dabaal-dagga Aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo ka Socda Muqdisho -

Dabaal-deg lagu maamuusayo 71-sano guuradii kasoo wareegtay aasaaskii ciidamada booliiska Somalia oo ku beegan maanta oo ah 20 December ayaa ka socota magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.

Ciidammo ka Tirsanaa Milateriga Soomaaliya oo ku Geeriyooday Shil Baabuur

Wararka laga helayo deegaanka Cali-yaale ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegaya inay saddex askari oo ka tirsan ciidanka dowladda ay ku geeriyoodeen shil gaari oo ka dhacay deegaankaa shalay gellinkii dambe.

Dowladda Somalia oo Dib Uga Biirtay Machadka Qorsheynta Dalalka Carabta -

Dowladda Somalia ayaa uga biirtay xubnaha xarunta machadka qorsheynta dalalka carabta oo fadhigiisu yahay dalka Kuwait. Iyadoo xarunta machadka lagu qabtay xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay dowladda Soomaaliya.

Gabar 14 Jir Reer Falastiin ah oo Abaalmarin Caalami ah ku guuleysatay”Sawiro”

Gabar 14 sano jir reer Falastiin ah ayaa ku guuleysatay Tartan caalami ah oo ay kasoo qeybgaleen arday kasocotay wadamo dhowr ah, kaa oo lagu tartamaye xalinta layliyo Xisaab ah oo gaaraye 240 oo ladoonaye in lagu xaliyo mudo 6 daqiiqo ah.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSASO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS