Soomaali ku xiran Dalka Ukraine oo Cunadii ka soomay.

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran Xabsiyo ku yaalaDalka Ukraine ayaa la sheegay in ay Ka soomeen Cunadii,kuwaas oo mudo dhoor maalin ah aan wax Cuno ah Cunin.

Soomaali ku xiran Dalka Ukraine oo Cunadii ka soomay.

Axmed Yuusuf Rabiile oo kamid ah Dadka ku xiran Dalkaasi Ukraine  ayaa sheegay in Xabsiyo Sharcidaro ah ay ku Xiran yihiin.

Axmed Yuusuf ayaa sheegay in Ciidamada dalkaasi Ukraine  ay Xiliyada Qaar ay jir dilaan islamarkaana si aan wanaagsaneen loola dhaqmo.

Arintan ayaa waxa ay qeeb ka tahay tacadiyada Dadka Soomaalida ku heysto qeeba ka mid ah Xabsiyada Caalamka oo dadka Soomaalida iyaga oo raadinaayo nolol ka wanagsan mida ka jirta Soomaaliya ay dhibaato kala kulmaan.

Section  Somali
Category   Local News
Tag  Ukarina

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS