5 entries

Articles Published on December 17, 2014

Geedo Qoroow”Cafis ayaan u fidineynaa Dagaalamayaasha Ahlusunna

Gudoomiyaha Degmada Dhuusomareeb ee maamulka Dowladda C/Raxmaan Cali Maxamed Geda Qoroow ayaa  shaaciyay inay Cafis u fidinayaan Dhalinyardii u dagalaameysay Ahlu-Sunna Waljamaaca ee ka qeyb qaatay dagaalkii dhawaan Magaalaada dhusumaareeb.  Gudoomiayaha ayaa intaaa ku daray in Mamaulkiisa iyo Ciidamada Dowladda ayna wax dacwo u qabsan doonin dagaalyahanada Ahlu-Sunna hadii ...

M/weynaha Soomaaliya oo Xalay la Kulmay Cumar Cabdi C/rashiid

Warar ay heshay Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xalay Madaxtooyada Soomaaliya ay ku kulmeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo ah Shaqsiga loo maleenayo in Madaxweynaha Soomaaliya uu u Magacaabo Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Dalka.

Soomaali ku xiran Dalka Ukraine oo Cunadii ka soomay.

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran Xabsiyo ku yaalaDalka Ukraine ayaa la sheegay in ay Ka soomeen Cunadii,kuwaas oo mudo dhoor maalin ah aan wax Cuno ah Cunin.

Wada hadalada dhinacyada isku haya South Sudan oo maanta dib uga bilaabanaya Addis Ababa

Wada hadaladii u dhaxeeyay dhinacyada isku hayay colaada dalka South Sudan ayaa maanta la filayaa inuu dib uga furmo magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, labo maalin kadib markii uu sanad jirsaday dagaaladii ka bilowday dalkaas.

Halyeygii hore ee Arsenal Thierry Henry oo ka fariistay ciyaaraha (Sawirro)

Halyeygii hore ee kooxda Arsenal iyo xulka France Theirry Henry ayaa maanta ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha Kubada Cagta, kadib 20-sano oo uu ku soo guda jiray.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS