4 entries

Articles Published on December 16, 2014

Cabdi Waal oo beeniyay in uu qeyb ka ahaa Dagaaladii Guriceel & Dhuusa Mareeb

Cabdi Nuure Siyaad Cabdi Waal oo kamid ahaa hogaamiye kooxeedkii dalka soo maray ayaa sheegay in dagaaladii ka dhacay dagmooyinka Guraceel iyo Dhuusa Mareeb uu isaga qayb ka ahayn waxaana uu sheegay in aysan jirin ciidan uu isaga maamulo oo ku sugan Gobalka Galgaduud arintaana ay gabi ahaanba tahay been abuur.

Cumar Cabdirashiid oo saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke oo lagu wado in loo magacaabo Ra’iisul Wasaaraha 3aad ee dowladda Soomaaliya ayaa saakay ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo diyaarad qaas ah ay keentay.

Kulan ammaanka looga hadlayay oo xalay ka dhacay Xarunta Nabadsugida

Kulan ammaanka looga hadlayay ayaa xalay ka dhacay xarunta Nabadsugida iyo Sirdoonka ee magaalada Muqdisho, iyadoo kulankan diirada lagu saaray amniga caasimada iyo deegaanada ku dhow dhow.

Kumaandooska dalka Australia oo soo gabagabeeyay afduubkii magaalada Sydney (Sawirro)

Ciidamada kumaandooska ee dalka Australia ayaa xoog ku galay maqaaxi ku taal Sydney oo muddo 16 saacadood iyagoo dilay ninkii ka dambeeyay afduubkan oo la sheegay in uu yahay nin ka soo jeeda dalka Iran qaxootinimana ku joogay Sydney.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS