7 entries

Articles Published on December 14, 2014

Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir oo sheegay inuu ka guuleystay Maxkamada ICC

Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa sheegay inuu guul ka gaaray maxkamada caalamiga ee dambiyada ICC, kadib markii ay joojisay baaritaanadii ay ka Gobolka Darfur, halkaasoo ay ka dhaceen dambiyo dagaal.

Gabdho Soomaali Australian ah oo ku biiray Ururka ISIS

Warbaahinta dalka Australia ayaa qoray in labo gabdho Soomaali ah oo labo todobaad ka hor ka tagay magaalada Sydney ay ku biireen dowladda Islaamiga ee Ciraaq iyo Suuriya ee loo yaqaano ISIS ama Daacish.

Al-Shabaab oo xalay weeraray fariisimo ciidamada dowladda ku lahaayeen deegaanka Raage Ceelle

Wararka ka imaanaya deegaanka Raage Ceelle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen fariisimo ay ciidanka milateriga deegaankaas ku lahaayeen.

Xeer Ilaaliyaha Qaranka iyo Hanti dhowrka guud oo saaka hortagaya Baarlamaanka Soomaaliya

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Hanti dhowrka guud ayaa maanta lagu wadaa inay hor-tagaan baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii shalay uu Gudoomiyaha Baarlamaanka u yeeray, si su’aalo looga weydiiyo mooshin ay ka keeneen Xildhibaanada Baarlamaanka.

Ahlusunna oo Dagaal ku Hanjabtay

Sargaal ka tirsan Ciidamada Ahlusunna ee Magaalada Dhuusomareeb kula dagaalanay Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo lagu Magacaabo Maxamed Axmed ayaa sheegay in ay Duulaan ku qaadayaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gacanta ku haya Xarunta Gobolka Galgaduud ee Dhuusomareeb.

Netherland oo maanta Soomaaliya kusoo celinaysa labo muwaadin Soomaaliyeed

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo celiyo labo wiil oo Soomaali ah kuwaasi oo tahriib ahaan ku tagay dalka Holland loona diiday inay heleen aqoonsiga dalkaasi.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada Axada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasashada Axada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSASO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS