5 entries

Articles Published on December 11, 2014

Agaasimihii Wasaarada Haweenka oo xalay lagala baxay Gurigiisa oo ku yaal degmada Waabari

Agaasimihii Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadii kalsoonida lagala laabtay Maxamed Cumar Maxamed ayaa xalay gurigiisa oo ku yaal degmada Waabari lagala baxay.

Kulamadii xalay ee Champions League iyo Man City oo u soo baxday wareega 16-ka

Kooxda Manchester City ayaa u soo gudubtay wareega 16-ka ee Champions League, kadib markii ay ka adkaatay kooxda Roma, ciyaar ka dhacday garoonka Olympic Stadium ee magaalada Rome.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey oo bayaan ka soo saaray Arrimaha Soomaaliya

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kulan ay yeesheen ka soo saaray bayaan ay uga hadlayaan kulankii Baarlamaanka ee Sabtidii codka kalsoonida loogala laabtay Ra’iisul Wasaaraha iyo xasilooni darada siyaasadeed ee mudooyinkan ka jirtay Soomaaliya.

Wasiir ka tirsan xukuumada Falastiin oo ay ciidamada Israel ku diuleen banaanbax

Ziad Abu Ein oo ka mid ah wasiirada dowlada Falastiin ayaa ku dhintey banaanbax ka dhacay daanta galbeed kadib markii ciidamada Israel ay u diideen in koox u dhaqdhaqaaqda Falastiiniyiint ay ku abuuraan geed seytuun ah meel ku dhow deegaan ay Yuhuudu xoog ku degen tahay.

Ilaa 7 haween ah oo siyaabo kala duwan loogu dilay degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool

Wararka ka imaanaya degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in ilaa 7 haween ah siyaabo kala duwan xalay ilaa waabarigii hore ee saakay loogu dilay degmadaas.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS