6 entries

Articles Published on December 6, 2014

Maxkamada caalamiga ee ICC oo laashay dacwadihii loo heystay Madaxweynaha Kenya

Maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ICC ayaa gebi ahaanba laashay eedeymihii ka dhanka ahaa ee loo heystay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Kulankii Baarlamaanka oo furmay iyo dooda Mooshinka oo la dhameystirayo, kadibna codeynta

Kulanka Baarlamaanka ayaa goor dhow furmay, iyadoo durba Gudoonka uu ku dhawaaqay in la guda galo dooda mooshinka oo ah intii ka hartay Xildhibaanadii Khamiistii is qortay ee ka doodayay Mooshinka.

Baydhabo: 14 qof oo ku dhimatay qarax

Inta la ogyahay, 14 qof ayaa ku dhimatay, in kabadan 30 kalena wey ku dhaawacmeen laba qarax oo ismiidaamin ahaa oo fiidnimadii Xalay lala eegtay goob ay dadku isugu yimaadaan oo ku taalla magaalada Baydhab ee xarunta gobolka Baay.

Ra’iisul Wasaare C/wali oo si kulul u cambaareeyay qaraxii xalay ka dhacay magaalada Baydhabo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u canbaareeyey weerarka argagaxiso ee lagu bartilmaameedsaday dad rayid ahaa oo ku sugnaa maqaaxi laga shaaheeyo oo ku taalla magaalada Baydhabo,

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Baydhabo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo shalay gelinkii dambea lagu qaaday makhaayad ku taalla Baydhabo, halkaasoo ay ku dhinteen ilaa tobaneeyo ruux iyo dhaawaca sodon kale.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSASO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS