5 entries

Articles Published on December 4, 2014

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo lagu dhaawacay Xamar weyne iyo Xildhibaan hore oo la dilay

Kooxo hubeysan oo gaari wadatay ayaa saakay ku dhaawacay degmada Xamar weyne Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo lagu magacaabo Mayow Mustaf, iyadoo dhaawiciisa loola cararay isbitaalka.

Xildhibaanada oo bilaabay ka doodista mooshinka iyo Ra’iisul Wasaaraha oo kulanka ka baaqday

Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ee looga doodayo mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul Wasaaraha ayaa goor dhow furmay, iyadoo ilaa labo boqol Xildhibaano ka soo qeyb galeen fadhiga.

Maxkamada ciidamada Qalabka sida oo saakay dil toogasho ku fulisay Saddex ruux oo labo ay askari ahaayeen

 Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay saddex ruux oo labo ka mid ah ay ahaayeen askari ka tirsanaa ciidamada dowladda, kuwaasoo horay dilal u geystay, iyadoo maxkamada ay dil toogasho ku xukuntay, markii la sheegay in lagu helay dambigaas.

Ra’iisal wasaaraha Sweden oo ku dhowaaqay doorashooyin cusub bisha March 2015

Ra’iisal wasaaraha dalka Sweden Stefan Löfven ee xisbiga Social Democrat ayaa gelinkii dambe ee maanta ka sheegay shir jaraa’id in shacabka Sweden la weydiisanayo in ay mar kale codeeyaan 22ka bisha March ee 2015, iyadoo doorashadii guud ee dalka Sweden la qabtay bishii September 2014.

Faah-faahin Weerarkii Degmada Xamar-weyne

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Weerar ka dhacay Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir,gaar ahaan Isgooyska Via Rooma,waxaana Weerarkaasi lagu Dilay Saddex Ruux,iyadoo uu ku dhaawacmay Qof kale.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS