6 entries

Articles Published on November 13, 2014

Haweeneydii Hogaamineysay Weerarkii Westgate oo la Dilay

Sida laga soo xigtay wakaaalda Regnum ee dalka Ruushka oo soo xiganeesa saraakiil sirdoonka reer galbeedka katirsan ayaa qortay in bariga wadankaasi Ukraine lagu dilay haweeneedii hogaamineesay weerarkii Al-shabab ay kuqaadeen wadanka Kenya.

Baydhabo:Musharaxiin gudbiyay Arjiyadooda

Qabashada Araajida Musharaxiinta u tartamaya  Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee Saddexda Gobol ayaa ka bilaabatay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Wafti Wasiirro ah oo ka socda Dawladda Itoobiya oo booqasho ku yimid Somaliland

Wedti  heer wasiir ah oo ka socda dalka Itoobiya uuna hoggaaminayo wasiirka maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha Itoobiya, Suufi Axmed ayaa shalay galinkii dambe socdaal shaqo ku yimid Somaliland.

CAALIN: Muranka siyaasadeed wuxuu Majo-xaabinayaa taageerada B. Caalamka

Iyadoo todobaadyadii lasoo dhaafay ay Somalia ka jireen xiisado siyaasadeed oo u dhexeeya madaxda dowladda, saameynna ku yeeshay baarlamaanka dalka ayaa waxaa arrintan ka hadlay Maxamed Maxamuud Nuur Caalin oo ah la-taliye madax-bannaan dowladda Finland-na kala taliya arrimaha Soomaaliya.

Howl gallo tiro dad ah lagu qabtay oo laga sameeyay Xaafado ka tirsan magaalada Jowhar

Ciidamada Booliska ayaa xalay howl gallo ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Jowhar waxay ku soo qab qbateen tiro dad ah oo lala xiriirinayo Al-Shabaabnimo, iyadoo howl galkan ahaa mid lagu xaqiijinayay amniga magaalada.

Dagaalo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ka dhacay duleedyada magaalada Baydhabo

Dagaalo xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa shalay ilaa xalay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo, iyadoo dagaaladan la soo sheegayo inay ka dhasheen dhimasho iyo dhaawac.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS