Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasashada Axada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Wararka laga helayo degmada Jarriiban ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in afar mas’uul oo ka tirsan golaha deegaanka ee degmadaas ay ku dhaawacmeen shil gaari. Gudiga Farsamo ee Maamulka KGS oo Shaaciyay halka noqoneyso Xarunta maamulkaasi iyo calankiisa oo la taagay manta iyo warar kale sidoo kale Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA DHACDOOYINKA IYO SAGAL WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS