8 entries

Articles Published on November 8, 2014

Book on apostasy in Islam earns writer the moniker ‘Somalia’s Salman Rushdie’

 NAIROBI, Kenya —  A Somali scholar is stoking Muslim anger after he published a book questioning the concept of the death penalty for apostasy in Islam.

Al-shabaab oo dhakhaatiir ku Afduubay meel ku dhow degmada Balad-Xaawo

Kooxo taabacsan Xarakada Al-shabaab ayaa maanta ka afduubtay deegaanka Cas-caseey oo ku dhow degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo shan ruux oo saddex ka mid ah ay ahaayeen dhakhaatiir.

Kulankii Baarlamaanka oo Maanta Baaqday iyo Gudoonka Baarlamaanka oo wada dadaalo uu xal ku raadinayo (Warbixin)

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in maanta uu baaqday kulankii ay Baarlamaanka Soomaaliya ku balansanaayeen in ay ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka, kadib markii Xildhibaanada Baarlamaanka ay u qeybsameen labo dhinac oo iska soo horjeeda.

Marka uu Yimaado Khilaaf Dastuuri ah in Motion la Keeno ma Tahay Arrin Dastuuri ah?!

Waddan kasta wuxuu leeyahay sharuuc uu isku hoggaamiyo ama ku dhaqmo,waxaana ugu muhiimsan ama aasaasi u ah waa Dastuurka( Constitution-ka) sharci kasta oo la sameynayo waxaa loo eegaa Dastuurka, sharci kasta oo ka hor imaanaya Dastuurka wuxuu noqonayaa mid aan waxba ka jirin.Intaas ka dib soomaaliya waxaa ka jira Dastuur qabyo qoraal micnaha Dastuur aan heysan wax la yiraado " Constitutional legitimicy"micnaha aan laheyn aqoonsi buuxa isla markaana ah dastuuri,laakiin wuxuu leeyahay is fahan ah in lagu sii dhaqmo inta laga saxayo ka dibna loo qaadayo Afti dadweyne.

Taliska Milateriga oo sheegay in tallaabo ka qaadayo ciidamadii lagu arko, iyagoo isbaaro dhiganaya

Taliska Milateriga Soomaaliya ayaa sheegay inay amar u qabaan in tallaabo sharci ah ka qaadayaan ciidamadii lagu arko, iyagoo isbaaro dhiganaya, kadib markii ay soo kordheen isbaarooyin la soo dhiganayo deegaanada Shabeeooyinka.

Mareykanka oo ciidamo dheeraad u diray Ciraaq, si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah ISIS

Madaxweynaha Mareykanka ayaa ogolaaday qorshe ciidamo dheeraad ah loogu dirayo Ciraaq, kuwaasoo tiradooda ay gaareyso 1,500 askari, si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah dowladda Islaamiga ee ISIS.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay Gilinkii danbe dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib shir madaxeedka Urur Gobolaadka IGAD oo ka dhacay magaalada Addis Ababa.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasashada Axada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSASO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS