5 entries

Articles Published on November 7, 2014

Xildhibaanada Baarlamaanka oo labo Garab u kala jabay

Shalay  waxaa soo baxay in Xildhibaano gaaraya 140 Mudane ay  gudbiyay Mooshin  ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya C/wali Sheikh Axmed Maxamed,waxaana ay Xildhibaanadaasi  ku warameen in Mooshinkii laga Aqbalay oo la qabtay.

Hay’adda HRW oo soo dhaweysay Saraakiishii Uganda ee Shaqada laga joojiyay

 Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch (HRW) ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaantay go’aankii ay xukuumadda Uganda kaga joojisay shaqada qaar ka mid ah saraakiisheeda oo lagu tuhmay inay ku lug leeyihiin kufsi loo geystay haween Soomaali ah.

Jabhadda Boka Xaraam oo dawlada Nigeria magaalooyin ka qabsatay

Dagaalamayaasha ururka Boka Xaraam oo ka aas aasan wadanka Nigeria ayaa dawlada ka qabsaday magaalo kale oo ku taala waqooyi bari wadankaasi kadib dagaal saacado qaatay oo dhex maray dagaalamayaasha Boka Xaraam iyo ciidamada dawlada.

Mooshin ka dhan ah ra’iisul wasaaraha Somalia oo loo gudbiyay Baarlamaanka

Mooshin dhan ka ah ra’iisul wasaaraha Somalia, C/weli Sheekh Axmed ayaa galabta loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo tani ay sii xoojinayso muranka siyaasadeed ee u dhexeeya madaxda sare ee dalka.

Soomaali laga siidaaya Xabsiyada Dalka Mauritius

Maxkamada ku taala caasimada jaziiradda Mauritius ee Port Louis ayaa sii daysay dhalinyaro Soomaali ah oo sanadkii hore la xiray ayagoo loo haysto inay ka tirsanyihiin burcad badeeda Soomaalida kadib markii maxkamadu sheegtay in cadeyn lagu waayay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS