4 entries

Articles Published on November 5, 2014

Ciidamada Kenya oo Mombasa ku Toogtay Wadaad Muslim ah

Taliyaha Booliska magaala xeebeedka Mombasa Robert Kitur,ayaa wakaalada Reuters usheegay in la toogtay wadaad Muslim ah oo lagu magacaabi jiray  Sheikh Bakari Mwarangi oo si weyn utaageeri jiray dadaalada dowlada wadanka Kenya .

Askari Xaaskiisa ku Dilay Magaalada Muqdisho

Askari la sheegay in uu ka tirsan yahay Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya ayaa Saaka Xaaskiisa ku dilay Degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir,waxaana la sheegay in Dilka uu Xabad u adeegsaday.

Somalia oo Kenya kala hadashay Dhibaatada Soomaalida loogu geeysto Garoonka Wajeer

Wasiirka Wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumada Soomaaliya Saciid Jaamac Qoorsheel ayaa sheegay in Dowladda Kenya uu kala hadlay sidii loo joojin lahaa Dhibaatada lagu hayo Dadka Soomaalida ee Garoonka Diyaaradaha wajeer ka dhoofa Ama ka soo daga, oo la sheegay in Soomaalida lagu dhibaateeyo xiliyada ay Safrayaan.

Xildhibaanno weydiistay danjire Kay inuu Raalli-gelin ka bixiyo hadal uu ugu Gefay

Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka dalka ayaa maanta ugu baaqay ergayga QM ee Somalia Nicholas Kay inuu raalligelin ka bixiyo eedeyn ku saabsan laaluush ay xildhibaannada ku bedelanayaan codadkooda si kalsoonida loogala noqdo ra'iisul wasaaraha Soomaaliya.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS