5 entries

Articles Published on November 2, 2014

Soomaliland oo Xabsiga Dhigtay ilaa Afar Wariye oo ka Howlgala Hargeysa.

Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay ilaa afar wariye ka howl gala qaar ka mid ah Telefishinada Soomaalida, kadib markii lagu eedeeyay inay tabiyeen warar been abuur ah.

Wararkii ugu danbeeyay ee laga helaayo Qarax xoogan oo lagu weeraray Ciidamada MKG Jubba

Wararkii ugu danbeeyay ee laga helaayo Qarax maanta ka dhacay deegaanka Yoontooy ee gobalka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in Qaraxaasi uu geystay Khasaaro kala duwan.

Shirka lagu dhisayo Maamulka Koofur Galbeed oo khilaaf hareeyay, Beelo Shirka ka baxay, & Qaabka loo qeybsaday Ergooyinka?

Shirka Maamulka loogu dhisayo 3-da Gobol ee Koofur Galbeed oo maalmahaan ka soconayey Magaalada Baydhabo ayaa qarka u saran inuu gebi ahaan burburo kadib markuu hareeyay khilaaf ba’an oo ka yimid qeybsiga ergooyinka iyo guud ahaan qaabka shirka u soconayo, hogaamintii shirka waxaa la wareegay guddi wasiiro ah oo DF u magacawday shirka , Guddigaas oo kala ah Wasiirka Isboortiga Khaalid oo kasoo jeeda beesha Digil/Bagadi, Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga Cabdalla oo kasoo jeeda Biimaal iyo Wasiir ku xigeenka Amniga Ibrahin Yarow oo kasoo jeeda Beelaha Mirifle.

Xog cusub oo laga hayo baaritaanka Meydka taliyahii Booliska Soomaaliyeed

Taliyihii Ciidanka Booliiska Somaliyeed Max’ed Sheekh Xasan Ismaaciil oo maalintii khamiista eheyd ku geeriyooday Isbitaal ku yaala magaalada Muqdisho ayaa wali meydkiisa waxa uu yaalaa Nairobi.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada Axada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasashada Axada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSASO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS