6 entries

Articles Published on November 1, 2014

Bandhig Caalami lagu soo bandhigay Farshaxanka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Bandhig caalami ah oo lagu soo bandhigayay Farshaxanka Soomaaliga ayaa shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo bandhigan ay ka qeyb galeen dad isugu jiray Soomaali iyo Ajaaniib.

Qarax Qasaare Dhimasho dhaliyay oo Saakay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Gaari nuuca Raaxada ah oo lagu soo xiray Waxyaabaha qarxa ayaa saakay ku qarxay agagaarka Isgooska Taraboonka ee Magaalada Muqdisho , waxaana qaraxaasi ka dhashay qasaaro dhimasho.

R/Wasaaraha Somalia oo markii ugu horeesay ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya isaga iyo Madaxweynaha(Daawo Muuqaal)

Ra'isul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Wali Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeesay waxa uu ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya isaga iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

War Deg Deg ah:Ciidamada dowladda ee ku sugan Bakool oo toogasho ku dilay Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab

Wararka ka imaanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay dileen sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab, kadib howl gal ay ka sameeyeen deegaan hoos yimaada degmada Tiyeeglow.

Boko Haram oo beeniyay inay heshiis xabad joojin la galeen dowladda Nigeria

Kooxda Boko Haram ayaa beenisay in heshiis xabad joojin ah la gashay dowladda Nigeria iyo inay sii deyn doonto ilaa 200 oo gabdho iskuuley ahaa oo ay afduubteen bishii April ee sanadkan.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasashada Axada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSASO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS