4 entries

Articles Published on October 29, 2014

Xoghayaha Guud ee QM iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Muqdisho soo gaaray

Wafdi uu hoggaaminayo xoghayaha guud ee QM, Ban Ki-Moon ayaa Muqdisho soo gaaray goor dhow, iyadoo wafdiga uu ka mid yahay guddoomiyaha bangiga Adduunka.

WASIIRKA AMNIGA: Cidii Al-shabaab xiriir la leh tallaabo ayaa laga qaadayaa

Wasiirka Amniga Qaranka xukuumadda Somalia, Khaliif Axmed Ereg ayaa sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan cid walba oo xiriir la leedahay Al-shabaab ama la shaqeysa.

Dekedda Muqdisho oo lagu Qabtay Konteenar ay ku Jireen Waxyaabaha Qarxa

Ciidanka booliiska dekedda Muqdisho ayaa maanta gacanta ku dhigay kunteenar ay ku jiraan waxyaabaha qaraxa iyo qalabka ciidamada sida dhar iyo kabo ciidan, iyadoo la qabtay xilli la doonayay in laga bixiyo dekedda Muqdisho.

Khilaafka Madaxda Somalia oo dib u dhigay Kulamadii Somalia iyo Somaliland

Khilaafka soo dhexgalay madaxda Soomaaliya ayaa sababay inuu dib u dhac ku yimaado wadahadalladii u socday Somalia iyo Somaliland oo lagu waday inay toddobaadkan ka dhacaan dalka isku-tagga Imaaraadka Carabta.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS