4 entries

Articles Published on October 25, 2014

Isku shaandheyn lagu sameeyay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhow isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada, isagoo isku bedelay qaar ka mid ah wasiirrad, wasiir ku xigeennada iyo wasiir u dowlayaasha xukuumaddiisa.

FAAH FAAHIN: socdaalkii madaxweynaha ee magaalada Beledweyn

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa gallinkii danbe ee maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha iyo Xamaasada Badan ee Caawa Dhax maraya Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona

Real Madrid oo ka horimaaneysa Barcelona marnaba ma ahan kulan caadi ah, waxyaabaha hareer socda iyo tayada labada kooxood ayaana ka dhigaya kulanka Bernabeu ee maanta mid ka mid ah kulamada ugu waa weyn caalamka, hadiiba uusan aheyn kulanka ugu weyn.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasashada Axada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSASO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS