Wasiir Bayle”waxaa jira Dalal aan Aqoonsaneeyn Baasaboorkeena

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo  Dhiirigalinta Maalgashiga Xukumadda Soomaaliya  Dr C/rixmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in ay jiraan Wadamo aqoonsan Baasaboorka Soomaaliya,halka ay jiraan Dowladdo kale oo aan Aqoonsaneeyn Baasaboorka Soomaaliya.

Wasiir Bayle”waxaa jira Dalal aan Aqoonsaneeyn Baasaboorkeena

Wasiirka Bayle ayaa sheegay in Arrintaas ay tahay Dhibaato dhan kasta ah oo wali ka jirta Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa la weydiiyay Sababta keentay in Dowladda Soomaaliya ay Xabsiyada ka siideeyn weyso Maxaabiista Soomaalida ee ku xiran Xabsiyada Caalamka,waxaana uu ku jawaabay,in Soomaaliya Xitaa Dad ay u xiran yihiin oo Burcad badeeda Soomaaliyeed ay Dad Afduub ahaan ay u haystaan.

Section  Somali
Category   Local News
Tag  beyle

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS