5 entries

Articles Published on October 19, 2014

Wararkii ugu danbeeyay Banaan Bax Loga Soo Horjedo Ciidamada Amisom oo Ka Dhacay Baladweyne

Dad farabadan oo dagan Magaalada Baladweyne ayaa isku soo baxay Wadooyinka waaweyn ee magaalada waxaa ayna dibad baxaan kaga soo horjeedeyn ciidamada Amisom ee nabad ilaalinta u jooga somaliya

rurada Bulshada Rayidka oo maanta ka dooday Qorshe howleedka sanadka soo socda

Ururada Bulshada Rayidka ayaa dood cilmiyeed loogu qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo looga hadlayay qorshaha sanadka soo socda, sidii dalka loo horumarin lahaa, loogana hortagi lahaa fikiradaha qaldan ee lagu marin habaabiyo dhalinyarada.

Real Madrid oo guulaheeda sii wadata iyo Ronaldo oo goolashiisa sii wata

Kooxda Real Madrid ayaa wali ku socota wadadeeda guusha, inkasta oo ay tallaab u soo qaatay dhanka hogaanka Horyaalka Spain, balse wali waxaa ka sareysa Barcelona.

Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya Oo Heshiis lagalay nin ay UNka ka digtay lashaqeyntiisa

Wasiirka Shaqada iyo Arimaha bulshada Eng Luqmaan Maxamed Ismaaciil ayaa noqday mid isku soo koobay awoodii maamulka wasaarada isaga oo ka dhaga fureystay holwadeenada kale ee wasaarada, waxaana lahadalhaayay in wasaarada uu maamulayay shaqsi aan waraarada katirsaneen oo uu awood u siiyay in ku tagri falay awoowada awasaarada isaga oo eeganaya danahiisa gaarka ah.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada Axada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasashada Axada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSASO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS