6 entries

Articles Published on October 18, 2014

Somalia leader says his advisers not helping Islamist militants

Sheikh Mohamud, President of Somalia, addresses the 69th United Nations General Assembly at the U.N. headquarters in New York September 26, 2014.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay in Mid kamid ah La Taliyaashiisa uu Xariir la leeyahay Al-Shabaab hubkana u gudbiyo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay Eedeyn ay dhawaan soo jeediyeen Kooxda dabagalka iyo Xayiraada Hubka Qaramada Midoobay u qaabilsan Dalalka Soomaaliya iyo Eretria .

Xeer Ilaaliyaha Guud oo sheegay inuu dhamaaday waqtigii Golaha adeega Garsoorka uu ku dhisnaa

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa sheegay inuu dhamaaday waqtigii Golaha adeega Garsoorka uu ku dhisnaa, lana baabi’iyay qaanuun ahaa, isagoo cadeeyay in loo baahan yahay in sharciga cusub la dhaqan geliyo.

Midowga Afrika oo Baarayaal ah u Xilsaaray Kufsiga loo Geysto Haweenka Somalia

Madaxa Guddiga Midowga Afrika (AU), Mudane Dr Dlamini-Zuma, ayaa sheegtay in la sameynayo koox baara xad gudgub HRW ay sheegtay in lagu  sameyay haweenka Somali ah kaas oo lagu eedeyay Ciidanka Midowga Africa ee somaliya.

Akhriso qodobo muhiim ah oo kasoo baxay Shirka dib u habeynta Garsoorka dalka ee uu dhabarka ka riixayay Faarax(Sawiro)

Iyadoo maalmahaani uu Shirweyne looga hadlaayay nidaamka gorsoorka , xeerka samaynta maxkamada Dasrtuuriga, ayaa waxaa maanta la soo afjaray shirkaasi oo Asbuuc socday.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasashada Axada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSASO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS