5 entries

Articles Published on October 17, 2014

Cabsida cudurka Ebolaha oo sabab u noqotay in la karantiilo diyaarad garoonka diyaaradaha Madrid (Sawiro))

Garoonka diyaaradaha magaalada Madrid ayaa si xaalad degdeg ah lagu soo rogay kadib markii ay soo caga dhigatay diyaarad Air Frace oo loogaga shakiyay inuu saaran yahay qof qaba cudurka Ebola.

Guddiga Kormeerka Cunaqabateynta Hubka ee Somalia iyo Eritrea oo Golaha Ammaanka u gudbiyay warbixin xasaasi ah (Qeybta 1aad)

Guddiga u qaabilsan Qaramada Midoobay kormeerka cunaqabateynta hubka ee Soomaliya iyo Eritrea ayaa u gudbiyay Golaha Ammaanka warbixin ka kooban 461 bog, taasoo looga hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan xaalada Soomaaliya.

War Deg Deg ah:Dagaalo xoogan oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo Ciidamada AMISOM oo ka dhacay deegaanka Wabxo

Dagaalo xoogan oo saacado badan socday ayaa ka dhacay deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud, halkaasoo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ka socda.

Nin Oday ahaa oo xalay lagu gowracay degmada Baraawe

Wararka ka imaanaya degmada Baraawe ayaa sheegaya in nin oday ahaa oo ka mid ahaa duqeyda magaalada xalay la gowracay, iyadoo meydkiisa saaka lagu arkay meel ku dhow hoygiisa.

Dowladda oo sheegtay inay Muqdisho ku Qabtay Xubno ka Tirsan Al-shabaab

Xukumadda Somalia ayaa sheegtay inay wixii ka dambeeyay markii la dhigay ciidammada amniga koontaroolada laga soo galo iyo kuwa laga baxo ee Muqdisho ay ku guuleysteen inay gacanta ku dhigto xubno ka tirsan Al-shabaab.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS