6 entries

Articles Published on October 13, 2014

John Cantly Saxafi British ah oo isagoo Gacanta Ugu Jira Xoogaga ISIS Farriin Dhaxalgal ah udiray Dowladdiisa.

Saxafi Rug-caddaa Ingiriis ah oo gacanta ugu jira DI ayaa mar kale Film uu ka soo muuqday kula hadlay bulshooyinka wadamada Saliibiyyiinta ee duulaanka ku qaaday Mujaahidiinta Ciraaq iyo Suuriya.

Daawo Sawirada Goobtii qaraxa dadka badan ku dhinteen ee magaalada Muqdisho oo aad ilxumo uga Muuqato

Warar dheeri ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo  ka dhacay baar ku yaalla waddada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan baar ay dad badan ka qaxweynayeen, iyadoo 15-qof ay marayso tirada dadka ku dhintay qaraxan, iyadoo 20-qof oo kalena ay ka soo gaareen dhaawacyo kala duwan. 

Weeraro AMISOM Gaadiid Looga Gubay oo ka Dhacay Duleedyada Kismaayo iyo Baraawe.

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maanta ka dhaceen duleedka magaalada Kismaayo oo maalmo ka hor ay gaareen maleeshiyaadka Axmed Madoobe iyo ciidanka Kenya.

Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo Cambaareeyay Qaraxii Muqdisho

Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ayaa si isku mid ah u cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay waddada Maka Al-Mukarama ee Muqdisho, gaar ahaan baar ay dad badan ku qaxweynayeen.

Dagaallo Culus oo ka dhacay Buula Barde iyo Ciidamada Al Shabaab oo gudaha ugalay.

Wararka ka imaanay gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen degmada Buula Barde oo ay ku suganyihiin ciidanka  Jabuuti.

Wariye Cabdi Risaaq Jaamac Cilmi oo kasoo kabsanaya dhaawacii gaaray maalintii shalay aheyd

Cabdi Risaaq Jaamac Cilmi oo ah agaasimaha Somali Channel TV ayaa waxa uu kasoo kabsanayaa dhaawac shalay kasoo gaaray weerar ay ku qaadeen maleeshiyaad hubeysan oo doonayay in ay khaarijiyaan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS