Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasashada Axada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

WARARKA AAN IDIIN HEYNO WAXAA KA MID AH:XAALADA WARIYE CABDIRISAAQ BALC OO SOO WANAGSANAANEYSO XILI MANTA MUQDISHO DHAAWAC AY UGU GEESTEEN KOOXO U HEYSAN WARIYAHA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO SHEEGAY IN AY SHABAAB HADA U DHAMAATAY WADANKANA LOOGA SAARI DOONO KA HOR DHAMAADKA 2014 IYO BARNAAMIJKA NASIINADA AXADA EE WARBAAHINTA SAGAL  IYO WARAR KALE 

Section  Somali
Category   Local News
Tags  Barmnaamijka iyo Nasiinada radio sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS