4 entries

Articles Published on October 12, 2014

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasashada Axada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso

M/weyne Xasan Shiikh “Al-Shabab inta sanadkaan ka harsan ayaan ka adkaan doonaa”

M/weynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Max’ud oo la hadlay wakaaladda wararka Shinwaa ee Shiinaha wararka u faafisa ayaa sheegay in ka hor inta aanu sanadfkaan dhamaan ay soo afjari doonaan Xarakadda Al-Shabab.

War Deg Deg Ah Mid kamid ah Wariyaasha ugu Caansan Muqdisho oo Goordhaw la dhaawacay

Wararka aan goordhaw helnay ayaa sheegaya in Kooxo Hubeesan oon wali heebtooda la garan ay Rasaas ku fureen gaari uu watay Mid kamid ah Wariyaasha ugu caansan Magaalada Muqdisho kana howlgalayay Telefishinka Somali Chanell.

Shir looga hadlayay ka hortagga xadgudubyada Kufsiga oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Johannesburg

Shir looga hadlayay xad-gudubyada ka dhanka ah haweenka sida kufsiga ee lagu eedeeyey ciidamada AMISOM ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, iyadoo shirkan ay ka qayb-galeen xubno ka socda dowladda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka socda Midowga Afrika iyo caalmaka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS